Waa tuma Saara?
Khibradayda iyo hamigayga dheer
- Waxaan ahay Mastar qaybta sharciyada
- Waxaan ahay Madax qaybeed iyo cilmi baadhe badda bari
- Waxaan ahay ka tirsan golaha deegaanka ee magaaladda Turku
- Waxaan ahay gudoomiyaha gudidda deegaanaka iyo nashqadaynta
- Waxaan ahay xubin ka tirsan korngreska degmooyinka Yurub
Waxan ahay 31 rumaysan markaan arrin go’aamada ka gaadhaayo isticmaalaysa aqoonteeda garyaqaanimo, anigoo adeegsanaya khibradayda, aqoontayda iyo kartideeda. Waxaan mudo toban sano ka badan ka soo shaqeeyay arrimaha bulshada oo kala ah mid dalka gudihiisa iyo mid caalami ah.
Waxaan degenahay Turku wakhtiga xagaagana waxaa wakhtiga ku qaataa Naantali (Velkua) iyo Uusikaupunki. Waxaan xiiseeyaa garaacida durbaanka, inaan heeso, jiimka, barnaamiyada iswidhiska oo daawado. Sababaha aan siyaasada ugu jiraa ayaan doonayaa inaan wax kaga bedelo badbaadinta aduunka.
Go’aano tayo leh
Waa in la badbaadiyo hawada, badda bari iyo deeganka
- Waa in wax laga qabto qo’aankii Finland qaadatay ee ah in hawo nadiiqa la gaadho 2030
- Waa in caalamka wada shaqayn lagala yeesho badbaadinta nadiifta bada bari
- Si geegaan nadiifa loo helo: Waxa aynu awoodnaa in aynu siyaabo kala duwan ku yarayno.
Si aynu u samaynaa isku socod shaqo oo nawaaxiga magaalooyinka ah
- Waa in la caawiyaa sidii ay magaaladu u koci lahayd, si nolosha caadigi ahi u fududaato
- In la horumariyo isticmaalka bushkileetiyada, socodka lugta iyo gaadiidka dad waynaha: Raacida tareenka dheereya iyo tareenada jiidaha dhow ka shaqeeya
- Waa in la abuuraa shaqooyin cusub, waa in la maal geliyo mashaariicda deeganka u wanaagsan.
Waa in la badbaadiyo aqoonta, cilmibaadhista iyo in la sameeyo adeegyo ka hortaga dhibaatooyinka
- Wadadda horumarka Finland waa aqoonta. Sidaas awgeed waxbarashada dhaqaalaha laga jaray waa in laga noqda.
- Waa in la maal geshaa mashariicda badbaadinta: waa in la ilaaliyaa waxbarashada bi’laa lacagta ah iyo in dadku si fudud u helo adeega daaweynta cudurada cugdad nafsiga.
- Waa in laga hortagaa fiqiirnimada, waa in shaqooyinka jaanisyadooda la badiyo, waa in la qofku helo nolol maalmeed ku filan.
In la xoojiyo xuquuqda dadka, dumuqiraadiyadda iyo sinaanta
- waa in la ilaaliyo dawlada xuquuqda ilaalisa. waana in laga hadlo xuquuqda dadku leeyihiin.
- Waa in la cusbonaysiiyo dumuqiraadiyada si ku dhaqankeedu u fududaado.
- Waa in wax laga bedelaa fasaxyada waalidka si waalidku u sinadaan, waa in la madnooco cunsurnimad waxna laga bedelo sharciga wax u dhimida xuquuqda dadka.
U codee go’aan qiimo leh gaadhaha